(Sawirro) Degaano ka tirsan Sh/dhexe oo ka baxay gacanta Al-Shabaab iyo howlaglo socda

Ciidamada ayaa wada howlgalo ka dhan Al-shabaab oo ka socda deegaano hoostaga gobolka Shabeellada Dhexe. Howlgalkan oo bilowday afar cisho ka hor ayaa ciidamada dowladu Al-shabaab ka saareen degaanada Walamoy, Muryaley, Buulo-xanshooley, Gololeey, Garas-weyne iyo Daniga balow. “Howlgalkan ayaa qayb ka ah howlgallada guud ee lagu baacsanayo firxadka Al-shabaab sidoo kalena lagu xiddida siibayo haraadiga … Continue reading (Sawirro) Degaano ka tirsan Sh/dhexe oo ka baxay gacanta Al-Shabaab iyo howlaglo socda